Axmed Madoobe oo fariin adag u diray Dowladaha Turkiga, Qatar iyo Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta fariin adag u diray sadex kamid ah dowladaha xiriirka dhaw la leh dowlada federaalka Soomaaliya kana taageera dhinacyo kala duwan. Axmed Madoobe ayaa carabka ku dhuftay dowlada Turkiga, Qatar iyo Itoobiya oo kamid ah dowladaha Soomaaliya ka taageera dhinaca Ciidamada iyo sidoo kale dhaqaalaha , waxa uuna … Continue reading Axmed Madoobe oo fariin adag u diray Dowladaha Turkiga, Qatar iyo Itoobiya